waarri
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Socod aayar ah oo lugaha la kala fogeeyo cudur dartii socosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waarri ↴
waarrin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waarri.
waar [m.l] (-rar, m.l)
Cabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama soddon iyo lix hiish ama 0.914, mitir.
waar [u.j]
ld waryaa.
waar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Cimri aan dhimasho lahayn ku noolaan. 2. Wax muddo dheer jirid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg