waaxayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)1. Wax afar meelood u kala qaybsasho. 2. Wax qaybo isla eg ka dhigasho. ld waaxyeyso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waaxayso ↴
waaxaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waaxayso.
garwaaxayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld garwaaxeeds.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg