waaxid
(m.l)

1. W. ah: kali ah, aan cidi wehelin (Ilaah). 2. Mid ama kali.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waaxid

wadar [m.dh]
Tiro ama in mid ka badan. Tus. “W. iyo waaxid”.

arwaaxid [m.f.dh]
eeg arwaax³.

waax [m.dh] (-xyo, m.dh)
1. Wax afar meelood oo is le'eg loo qaybiyey meeshood; rubuc, rubi. Tus. “Hasha la qaley waax iga sii”. 2. Qaybaha waaweyn ee kala duwan ee hay'ad maamul u qaybsantahay middood.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg