waaxyee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-yeeyay, -yaysay)ld waaxee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waaxyee ↴
waaxee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-xeeyay, -xaysay)
Wax afar meelood u qaybin. ld waaxyee.
candhabeel [m.l]
1. Cudur ku dhaca candhada oo xididdada caanaha waaxyeela. 2. ld candhabeelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg