waayeelow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Waayeel noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waayeelow

waayeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
ld waayeelow.

wayeeloobid [m.f.dh]
eeg waayeelow. ld waayeelid.

waayeel [m.l] (-llo, m.dh)
Qof fil weyn ama wax garad ah.

waayeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
ld waayeelow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg