wabar
(m.l)

1. Nin qolo ama tol madax u ah. 2. Mid quman, wanaagsan, suuban.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wabar

halyey [m.l] (-yo, m.dh)
1. Uubatada keeda lab. 2. Geesi, wabar.

wab [m.l]
Saabley; feero; uur; wadne.

wab [m.l]
Wabar, ugaas.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg