wabax
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Biyo ka dhergidda (xoolo).

wabax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bxay, -baxday; -bxi)

Xoolo biyo ka dhergid. ld wabaxso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wabax

wabaxguul [m.l]
W. ah: xoolo wabax ah oo baryey xeradoodii meel aan ahayn.

wabaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax wabxay ahaansho (xoolo).

wabaxsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg wabaxsan. ld wabaxsanaansho.

wabaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld wabaxsanaan.

wabaxsasho [m.dh]
eeg wabaxso. ld wabxib.

wabaxso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Xoolo biyo badan siisasho.

wabaxtaraar [m.l]
Neefka biyaha ka dherga oo iska dhaqaaqa.

wabxid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg wabax². ld wabaxsasho.

wab [m.l]
Saabley; feero; uur; wadne.

wab [m.l]
Wabar, ugaas.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg