wacaari
(m.dh)

Geed aan qodax lahayn oo leh mayrax iyo asal iyo miro la cuno. ld wacanri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wacaari

wacanri [m.dh]
ld wacaari.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg