wacadfur
(m.l)

Wacad la dhigtay oo la jabsho.

wacadfur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Ku w.: ballan adag oo la galay ka bixid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wacadfur

wacadfurid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg wacadfur². ld wacadfuryo.

wacadfuryo [m.dh]
ld wacadfurid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg