wacadfurid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg wacadfur². ld wacadfuryo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wacadfurid

wacadfuryo [m.dh]
ld wacadfurid.

wacadfur [m.l]
Wacad la dhigtay oo la jabsho.

wacadfur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ku w.: ballan adag oo la galay ka bixid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg