wacadfuryo
(m.dh)

ld wacadfurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wacadfuryo

wacadfurid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg wacadfur². ld wacadfuryo.

wacadfur [m.l]
Wacad la dhigtay oo la jabsho.

wacadfur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ku w.: ballan adag oo la galay ka bixid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg