wadnabbaab
(m.l)

Dhicid iyo miyirdoorsan yar oo tabarxumo ama dhiigyaridu sababto.

wadnabbaab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)

Baahi ama tabar yaro darteed la diidid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wadnabbaab ↴

wadnabbaabid [m.f.dh]
eeg wadnabbaab².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg