wadnabbaabid
(m.f.dh)

eeg wadnabbaab².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wadnabbaabid ↴

wadnabbaab [m.l]
Dhicid iyo miyirdoorsan yar oo tabarxumo ama dhiigyaridu sababto.

wadnabbaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Baahi ama tabar yaro darteed la diidid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg