wadnaqabad
(m.l)

1. W. ah: qof aad u dhib badan oo la karaahiyaysto. 2. ld wadnaqabasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wadnaqabad

khashkhash [m.l]
1. Dhagar; sir; mardabo. 2. Wadnaqabad; qasacajebis. ld qashqash¹.

wadnaqabasho [m.f.dh]
eeg wadnaqabo. ld wadnaqabad (2).

wadnaqabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
1. Cid wadnaha xanuunayaa ahaansho. 2. Qof wadnaqabad ah ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg