wadnaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax dhaawac halis ah qaba ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wadnaysan

wadnaysnaan [m.f.dh]
eeg wadnaysan. ld wadnaysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg