wafdi
(m.l) (-iyo, m.dh)

Dad maamul ka mus'uul ah oo meel loo diro. ld wefdi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wafdi

hoggaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Awr hoggaan ku wadid. 2. Dad hor kicid ama meel tusid. 3. Wafdi, hay'ad iwm madax u noqosho.

wefdi [m.l]
ld wafdi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg