wagarad
(m.l) (-dyo, m.dh)

Suun kooraha fardaha docdiisa ka laadlaada, oo inta hoos iyo faraska boggiisa la soo mariyo, kooraha docdiisa kale afka loo suro ama si kale oo xoog leh loogu xiro, oo kooraha xejiya. ld wegered.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wagarad

wagaradee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Wagaradka u xirid ama giijin (faras). ld wegeredee.

wagaradeyn [m.f.dh]
eeg wagaradee. ld we-geredeyn.

wegered [m.l]
ld wagarad.

wegeredeyn [m.dh]
ld wagaradeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg