wajacsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa,-nayd)Wax wajac hayo ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wajacsan ↴
wajacsanaan [m.f.dh]
eeg wajacsan. ld wajacsanaansho.
wajacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld wajacsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg