wajahad
(m.dh) (-do, m.l)

Dhinaca hadba aqalku u sii jeedo hortiisa.

wajahad
(m.dh) (-do, m.l)

(fiis.) Jiidda dhulka dushiisa ah ee u dhexaysa kalana saarta cufaf hawo qabow iyo mid diirran ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wajahad

wajah [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-hay, -hday)
ld wejih.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg