wajahid
(m.dh)

ld wejihid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wajahid

bareer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. U b.: fal ulakac ah oo aan qarsoodi ahayn ku kicid. 2. Ula b.: si toos ah oo aan gabbasho lahayn qof ama shay u wajahid.

wejihid [m.f.dh]
eeg wejih. ld waajihid, wajahid.

wajah [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-hay, -hday)
ld wejih.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg