wajaq
(m.l)

Waalli daran oo qofka lala qaban waayo.

wajaq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

Waalli daran qof ku dhicid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wajaq

wajaqid [m.f.dh]
eeg wajaq².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg