wajaqid
(m.f.dh)

eeg wajaq².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wajaqid

wajaq [m.l]
Waalli daran oo qofka lala qaban waayo.

wajaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Waalli daran qof ku dhicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg