waji-tabaabulshe
(m.l) (-ayaal, m.l/dh)

(baay.) Heerka ugu horreeya qaybsanka bu'da, taas oo koromosoomyada iyo koromaatidhyadu aad u muuqdaan halka ay bu'yarada iyo xuubka bu'du ay bilaabaan inay baaba'aan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waji-tabaabulshe

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg