wajiin
(m.l) (-nno, m.dh)

Caajiska qabowgu habeenkii jirka nafleyda geliyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wajiin

wajiine [m.l]
Xilli roob oo u dhexeeya bilaha nofembar iyo jannaayo oo roob ka da'o xeebaha Nugaal iyo Bari. ld wejiine.

wejiine [m.l]
ld wajiine.

waji [m.l]
ld weji.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg