wajimacbuus
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Qof dabci xun oo had iyo jeer in uu caraysan yahay la moodo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wajimacbuus

wajimacbuusnimo [m.dh]
Wajimacbuus ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg