wajixumo
(m.dh)Ceeb weyn. Tus. “Cali arrintii uu galay w. ayaa ka raacday”.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wajixumo ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg