wanqaari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Qof dhibaato jir u geysasho. Tus. “Caasho wiilkii bay wanqaartay”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wanqaari

wanqaarin [m.f.dh]
eeg wanqaari.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg