wansiix
(m.l)

Caano la lulayo oo subag ama firfir billaabay markaas.

wansiix
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)

Caano la lulayo firfir ama subag yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wansiix

wansiixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Caano wansiix ka dhigid.

wansiixid [m.f.dh]
eeg wansiix².

wansiixin [m.f.dh]
eeg wansiixi.

wansiixsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Caano la lulay wax wansiixay ahaansho.

wansiixsanaan [m.f.dh]
eeg wansiixsan. ld wansiixsanaansho.

wansiixsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld wansiixsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg