wansiixsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Caano la lulay wax wansiixay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wansiixsan ↴
wansiixsanaan [m.f.dh]
eeg wansiixsan. ld wansiixsanaansho.
wansiixsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld wansiixsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg