waranweyro
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

1. War iska soo daba dhacaya. 2. War in la qariyo laysku ogaa ama ku habboonaa oo dibbadda loo saaro, oo dadka looga sheekeeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waranweyro

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg