waraysasho
(m.f.dh)

eeg warayso. ld waraysad, waraysi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh waraysasho

waraysad [m.l]
ld waraysasho.

waraysi [m.l]
ld waraysasho.

warbogo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1. Cid xog haysa si ballaaran uga warramid. 2. Ka w.: cid xog haysa si wacan u waraysasho.

xogwaraysasho [m.f.dh]
eeg xogwarayso. ld xogwaraysi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg