warayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

War qof uu hayo ka dhegeyso; cid wax weyddiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warayso

waraysasho [m.f.dh]
eeg warayso. ld waraysad, waraysi.

xogwarayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Cid xog qar-soon weyddiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg