warbogo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gtay, -gatay)

1. Cid xog haysa si ballaaran uga warramid. 2. Ka w.: cid xog haysa si wacan u waraysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh warbogo

warbogasho [m.f.dh]
eeg warbogo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg