wirwirid
(m.f.dh)

eeg wirwir². ld wirwir¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wirwirid

wirwir [m.l]
1. Dhalanteed. 2. Socodka la socdo wakhtiga qorraxdu aad u kulushahay. 3. ld wirwirid.

wirwir [m.l]
1. Dhalanteed. 2. Socodka la socdo wakhtiga qorraxdu aad u kulushahay. 3. ld wirwirid.

wirwir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wakhti qorraxdu aad u kulushahay socosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg