wishaar
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Doon ama markab cusub oo kolkaas dibedda iyo badda loo saaray.

wishaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Wax duugoobay sidii uu hore u ahaa ka dhigid (guri, doon, iwm).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wishaar ↴

wishaarid [m.f.dh]
eeg wishaar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg