wishaarid
(m.f.dh)

eeg wishaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wishaarid ↴

wishaar [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Doon ama markab cusub oo kolkaas dibedda iyo badda loo saaray.

wishaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax duugoobay sidii uu hore u ahaa ka dhigid (guri, doon, iwm).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg