wiswis
(m.l)

1. Qof oo dooq adag leh. 2. ld waswaas¹.

wiswis
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)

1. Dooq adag lahaansho.². ld waswaas².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wiswis

taakalleel [m.l]
Tallan; wiswis; shaki.

waswaas [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Shaki; isla-hadal; laballaabow. ld wiswis¹.

waswaas [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Qof wax uu samayn lahaa ka shakiyid. Tus. “Cali muufadii uu lahaa buu ka waswaasay”. ld wiswis².

waswaasi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid waswaas ku abuurid. ld wiswisi.

waswaasid [m.f.dh]
eeg waswaas². ld wiswisid.

waswaasin [m.f.dh]
eeg waswaasi. ld wiswisin.

wiswisi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid wax kasta oo ay samayn lahayd ka shakisiin. 2. ld was-waasi.

wiswisid [m.f.dh]
eeg wiswis². ld waswaasid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg