wiswisi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Cid wax kasta oo ay samayn lahayd ka shakisiin. 2. ld was-waasi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wiswisi

waswaasi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid waswaas ku abuurid. ld wiswisi.

waswaasid [m.f.dh]
eeg waswaas². ld wiswisid.

waswaasin [m.f.dh]
eeg waswaasi. ld wiswisin.

wiswisid [m.f.dh]
eeg wiswis². ld waswaasid.

wiswisin [m.dh]
eeg wiswisi. ld waswaasin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg