woob
(m.l)

Midab hurdi ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh woob

cadwoob [m.l]
(baay.) Jidh huruud ah oo ku dhex samaysma moqorka Goonka garaaf ee ilma galeenka naasleyda marka ay ukunta sii daayaan kaddib. Waxay dhiiqdaa hormoonka borojestaroon.

daawoobid [m.f.dh]
eeg daawow. ld dawoobid.

dawoobid [m.dh]
ld daawoobid.

quwoobid [m.f.dh]
eeg quwow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg