woodid
(m.f.dh)

eeg wood². ld wooteyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh woodid

awoodid [m.f.dh]
eeg awood².

wooteyn [m.dh]
ld woodid.

wood [m.l] (-dad, m.l)
Cod doorasho.

wood [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Cod cid lago dooranayo bixin. ld wootee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg