wuqiyad
(m.dh)

ld wiqiyad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh wuqiyad

wiqiyad [m.dh] (-do, m.l)
Miisaan dhan 28,35 garaam ama rodol lix iyo toban meelood loo qaybiyey hal meel (1/16 rodol). ld wiiqiyad, wuqiyad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg