xaabee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-beeyay, -baysay)Qoryo la shito ururin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaabee ↴
xaabayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaabee. xaabee
xaab [m.l.w]
1. Caleemaha dhirta oo inta engega geedka hoostiisa ku soo daata. 2. Uurkujir (oogada nafleyda). 3. Wax walba intooda xun.
xaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Xaabo cunid (nafley). 2. Wax qaali ah ama wax aan qaali ahayn, urursasho. 3. Wax ururin. 4. Qashin iyo wax u eg cunid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg