xaad
(m.dh)Timo jilicsan oo oogada dadka ka soo baxa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaad ↴
xaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax la qoray, ganka iyo xaadda ka xiirid, ka gurid; tifaftirid; salaaxid. tifaftirid, salaaxid
xaadin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaadi. xaadi
xaadir [m.l]
1. Meel joogid (qof); jooge.
2. Haatan. jooge, haatan
xaadir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qof meel ku sugnaan ama tegid.
xaadiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dad meel jooga si loo ogaado kan maqan iyo kan jooga, magacyadooda yeerin.
xaadirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaadir². xaadir
xaadirin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaadiri. ld xaadiiris. xaadiri, xaadiiris
xaadiris [m.l]
ld xaadirin. xaadirin
xaadirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la xaadiriyey ahaansho.