xaadiri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Dad meel jooga si loo ogaado kan maqan iyo kan jooga, magacyadooda yeerin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaadiri

xaadirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaadir². xaadir

xaadirin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaadiri. ld xaadiiris. xaadiri, xaadiiris

xaadiris [m.l]
ld xaadirin. xaadirin

xaadirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la xaadiriyey ahaansho.

xaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax la qoray, ganka iyo xaadda ka xiirid, ka gurid; tifaftirid; salaaxid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg