xaadirid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg xaadir². xaadir

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaadirid

xaadir [m.l]
1. Meel joogid (qof); jooge. 2. Haatan.

xaadir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qof meel ku sugnaan ama tegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg