xaadirsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la xaadiriyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaadirsan

xaadirsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaadirsan. ld xaadirsanaansho. xaadirsanaansho, xaadirsan

xaadirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xaadirsanaan. xaadirsanaan

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg