xaadso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Ul, qori iwm sulub ka dhigasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaadso ↴
xaadsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaadso. xaadso
laballixaadso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Xoog u socosho.
laxaadso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld lixaadso.
lixaadso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Xoog yeelasho. ld laxaadso.
xaad [m.dh]
Timo jilicsan oo oogada dadka ka soo baxa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg