xaafad
(m.dh) (-do, m.l)

Qaybaha magaalo u qaybsan tahay mid ka mid ah oo degmo ka yar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaafad

isfeel [m.l]
Ciyaar lagu tartamo oo la tunto habeennada bisha Ramadaan, waxaana ku tartami jiray xaafadihii hore ee magaalada Xamar.

saxaafad [m.dh]
Habka, aqoonta iyo farsama-da loo isticmaalo war lagu baahinayo jara'-id.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg