xaajaggal
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

X. ah: nin wax garad ah oo xaajo murugtay ka garnaqa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaajaggal

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg