xaajootan
(m.l)

Arrin ka doodid.

xaajootan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

La x.: cid arrin kala garramid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xaajootan ↴

xaajootamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaajootan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg